Dataset Viewer
Auto-converted to Parquet Duplicate
id
stringlengths
10
15
text
stringlengths
243
209k
source
stringclasses
3 values
n_words
int64
50
31.5k
quality_score
float64
0.9
1
lang_conf
float64
0.57
1
dialect_tag
stringclasses
1 value
hplt2-so_617058
Shir-Dhagareedka Xamar ee ay Argagaxisadu ku Ballantay, Jubbaland State Ma Khusayn Karto Golaha Guud ee Jaaliyadaha Jubbaland Diaspora, waxay si mug iyo baaxad leh u waafaqsan yihiin Mawqifka Shariifka ah ee ay Madaxda Sare Dawladda Jubbaland State ka qaateen Shir-Ku-Sheegga been abuurka ah ee ay Kooxda Isbahaysiga Arg...
hplt2-so
455
0.95
1
som_Latn
hplt2-so_870862
Waxaan jeclahay inaan bilawdo maqaaladayda iyo tabobaradayda ujeedooyinka Amazon iyo suuqgeynta macluumaadka tirakoobka sida aan u malaynayo in tiradu ay soo saari doonto dhammaan shakiacyada kuwa weli ka walaacsan haddii ay ku habboon tahay in ay ganacsigooda ka dhisto goobtan ganacsiga ama maahan. Sida laga soo xigta...
hplt2-so
1,198
0.9632
1
som_Latn
hplt2-so_448061
Washington, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa maalintii shalay sheegay in dil wadareed loo gaystay dad Armenian ah xiligii dagaalkii 1aad ee adduunka ay tahay xasuuq ay gaysatay boqortooyadii Cusmmaaniyiintu, sanadkii 1915-kii. Aqoonsigan Madaxweynaha dalka Maraykanka ee dil wadareedka Armenian-ka a...
hplt2-so
275
0.9625
1
som_Latn
wiki_so_5729
Ururka Samata Bixinta Caawiye waa urur u gargaaro qaxootiga soomaalida ku nool agagaarka magaalada Afgooye.Ururkaan waxoo u shaqeeyaa si oo u badbaadiyo qaxootiga soomaalida, waxeena xafiis ku leeyihiin deegaanka Ceelasha Biyaha oo muqdisho u jirto 17km.Ururkaan waxoo u istaagsanyahay in oo caawiyo shacabka soomaaliyee...
wikipedia-so
50
0.9653
1
som_Latn
hplt2-so_575614
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dhaawac xun oo shalay gelinkii Kooxo Hubeysan ay u geysteen Nin la dhashay Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi. Wararka ayaa sheegaya in ninkan la dhashay Cali Maxamed Geeddi ay Kooxo Bastoolado ku hubeysan ku weerareen Deegaanka Ceelasha Biyaha xilli uu saarn...
hplt2-so
112
0.9801
1
som_Latn
cc100-so_159225
Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diya...
cc100-so
488
0.9503
1
som_Latn
hplt2-so_377678
Wararka Saaka aanu ka helayno Gobolka Barri ayaa kusoo waramaaya in Duqeymo diyaaradeed ay ka dhaceen sdeegaanohoos yimaada Magaala xebeedka Qandala e Gobolka Bari. Duqeymahaan ayaa lagu garaacay Xaruumo ay lahaayeen Kooxda Daacish ee ku dhuumaalaysanaaya Deegaano ka tirsan Gobolka Barri oo hoos yimaada Maamulka Puntla...
hplt2-so
148
0.9749
1
som_Latn
cc100-so_105097
Madaxda Jaaliyadda iyo Bulshadii kale ayaa wasiirka si diiran ugu soo dhaweeyey magaalada Istanbuul, iyadoo wasiirka iyo wafdigiisa ay bogaadiyeen isku xirnaanta Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi. Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga Sheekh Maxamed ayaa u muujiyey wasiirka sida ay ugu faraxsan ...
cc100-so
128
0.9611
1
som_Latn
hplt2-so_665608
Safiirkii Soomaaliya ee dalka Yemen oo ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada Sanca ee Xarunta Dalkaas Talaado, May 01, 2012 (HOL) — Danjirihii Soomaaliya u fadhiyay dalka Yemen Allaha u naxariisteen, Axmed Aadan Cismaan ayaa xalay ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Sanca ee xarunta dalka Yemen, isagoo u ...
hplt2-so
234
0.9608
1
som_Latn
hplt2-so_288245
Qaar ka mid ah kooxaha Suufiyada Somaalida oo markii horeba lagu tuhmaayey in ay xiriir la leeyihiin Dawlada Iiran iyo Hayadaheeda gargaarka oo lagu eedeyen jiray in ay Wadanka gudihiisa ku fidiyaan Mad-habda Shiicada ayaa mar kale u qaraab tagay Xukumada Raafidada ah ee Iiraan. Koox Sufiyiin ah oo uu hogaaminayo Afhay...
hplt2-so
190
0.9823
1
som_Latn
cc100-so_188631
Daawo:- Maxaa U Sabab Ah Khilaafka Ka Dhex Abuurmay Madaxwaynaha La Doortay Iyo Siyaasi Cabdicasiis Maxamed Samaale Inkasta oo markii uu dhamaystay shirkiisa jaraa,id oo uu mid ka mid ah Tv-yada Dalka ugu waramayay ay markiiba arrinka hakiyeen si aan loo baahin warkaasi siyaasiyiin iyo wax garad la sheegay in ay xisbig...
cc100-so
112
0.9503
1
som_Latn
hplt2-so_293940
BERLIN:-Jarmalka ayaa Isniinta maanta ah galay xaalad siyaasadeed aan hubanti laheyn ka dib markii xisbiga Social Democrats uu si dirqi ah ugu guleystay doorashadii guud ee baarlamaaniga dalkaasi, hase yeeshee waxa uu wajahayaa xisbiga muxaafidka ee ay hoggaamiso Angela Markel oo helay natiijo aad ugu dhow.Dalkan oo 16...
hplt2-so
202
0.9241
1
som_Latn
hplt2-so_753400
Wasiirrada Arrimaha dibadda ee dalalka Muslimka oo berri shir uga furmi doono Jabbuuti. Jabbuti, Nov 14 ? Waxaa lagu wadaa berri oo Khamiis ah waddanka Jamhuuriyadda Jabbuuti ?in uu ka furmo shir ay iskugu imaan doonaan wasiirrada Arrimaha dibadda ee dalalka Islaamka, kaasoo haatan gogol-dhiggiisii uu ka socdo magaalad...
hplt2-so
192
0.9481
1
som_Latn
hplt2-so_436887
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhiggiisa dalka Isu-Tagga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Binu Saayid kala hadlay hagaajinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, fududeynta dhaq-dhaqaaqa ganacsiga, isu-socdka muwaadiniinta iyo bixinta dal-ku-galka. Madaxweyne Xasan Sheekh a...
hplt2-so
660
0.9052
1
som_Latn
hplt2-so_738023
FALANQEYN: Maxay ka bedeli kartaa Ammaanka Puntland in Ciidamo AMISOM ka socda la geeyo Iyo in kale. Ergayga gaarga ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa u sheegay maalmo ka hor in Ciidamo ka socda hawlgalka Midowga afrika ee AMISOM la geeyo deegaanada Puntland. Nicholas Kay ayaa hadalkaan u cus...
hplt2-so
402
0.9474
1
som_Latn
hplt2-so_291600
Guddoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa Caasimada Cabdiraxman Cali Mohamed (Geedaqorow) oo uu wehliyo Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada maamulka Caasimada Cabdi Xaashi Caroole, iyo saraakiisha Ciidamada qalabka sida qaybahoda kala duwan ayaa ku guuleystay inay kala qaadaan maleeshiyaad ku dagaalamay dega...
hplt2-so
164
0.9649
1
som_Latn
cc100-so_282693
Muqdisho-KNN-Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Xaji Cumar Camey oo la hadlay saxaafada ayaa hay'addaha uga digey inay abuuraan kiisas been abuur ah oo la xiriira tacadiyada ka dhanka ah ee ka dhaca Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya.,kaasi oo la xiriiri Kufsiga. Waxa uu sheegay in wixii jira a...
cc100-so
143
0.9668
1
som_Latn
cc100-so_354861
Sarkaal sare oo katirsan ciidamada booliska ayaa lagu dilay qarax lagu xiray gaarigiisa, waana falkii sadexaad oo qaraxyo ah oo dad lagu dilo magaalada Muqdisho maantay oo kaliya, iyadoo shalay ahayd markii guddiga amniga uu furay waddooyinka magaalada oo dowladda cadaadis balaaran kala kulantay siyaasiyiin iyo dad ku ...
cc100-so
92
0.99
1
som_Latn
hplt2-so_573104
DEG DEG:DHAGEYSO:-R/W Cusub Maxuu kala hadlay Xildhibaanada Baarlamaanka Published on December 18, 2013 by admin · No Comments Waxaa Aqristay:249 Muqdisho (V.O.N)–Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Dr Abdiwelli Sheekh Axmed ayaa bilaabay la tashiyo uu la yeelanayo Xubnaha golaha shacabka dowladda Federaalka Soomaal...
hplt2-so
599
0.912
1
som_Latn
hplt2-so_94238
Koonfur Galbeed: Ciidamada amaanka oo dilay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab. Wararka naga soo gaarayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa soo sheegaya in Ciidamada amaanka ee maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya ay dilayn Sarkaal ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab. Saraakiisha amaanka ayaa xaqiijiyay in xal...
hplt2-so
174
0.973
1
som_Latn
hplt2-so_808813
Qof kasta oo naga mid ah waxa uu soo maray xilli uu ilaaway wixii uu soo qaatay sanad ka hor amaba uu lumiyay 90% daraasaddii xilli dugsiyeedkii tagay, arrinkani maaha mid ku goonni ah ardayda Afrikaanka oo kaliya ee waa arrin caalami ah oo iskuulaadka iyo jaamacadaha dunidu ay ka wada siman yihiin. Hadaba, si aan u og...
hplt2-so
411
0.9829
1
som_Latn
hplt2-so_760153
Agaasimaha cusub ee wasaaradda deegaanka, duurjoogta iyo dalxiiska dowladda Puntland Muno Daahir Dalmar ayaa maanta la wareegtay xilkeeda cusub ee lasoo magaacabay. Munaasabad xilwareejin ah oo lagu qabtay xarunta dhexe ee wasaaradda deegaanka ee magaalada Garowe ayay Muno Daajir Dalmar xilkaan ugala wareegtay agaasimi...
hplt2-so
294
0.9698
1
som_Latn
hplt2-so_132506
Prince William oo guursanaya Kate Middleton Prince William, amiirka qofka labaad ah ee leh dhaxaltooyada boqornimada dalkan Britain, Prince William iyo Kate Middleton oo u doonan, ayaa sheegay in ay is guursanayaan. Waxaa ka hadleen qorshahooda guurka saacado kadib markii ay is doonteen. Waxaa aad saxaafaddu u hadal ha...
hplt2-so
144
0.9772
1
som_Latn
hplt2-so_366170
Ururka Al-Shabaab ayaa saaka aroortii weerar xooggan ku qaaday degmada Balcad gobolka Shabeelaha dhexe, Balcad ayaa Muqdisho u jirta 30KM, Dagaalkaan ayaa gudaha magaalada ka socday muddo ku dhow saacad iyo bar, isla markaana la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Alshabaab ayaa muddo kooban la wareegay xaafa...
hplt2-so
249
0.9588
1
som_Latn
hplt2-so_418088
MUQDISHO-AYAAMAHA-Nin u dhashay dalka Pakistan ayaa la sheegay in magaalada Layyah, ee gobolka Punjab ku gubay qabriga soddohdiis hore oo geeriyootay 25 sano kahor. Ninkan oo aan magaciisa la shaacin ayaa 13-kii bishan batrool ku shubay qabriga, isagoo ku hanjabay in sawirrada goobtana uu u dirayo xaaskiisii hore. Arri...
hplt2-so
190
0.9749
1
som_Latn
hplt2-so_701548
Daawo Ciidamadii lagu dilay xereda Xalane oo loo qaaday dalka Uganda Dawladda Uganda ayaa u dhoofisay maydadka sadex askari oo looga dilay dagaalkii ka dhacay khamiistii lasoo dhaafay xeradda ugu wayn oo ay ciidamadda Amisom ku leeyihiin Dalka Soomaaliya. Dagaalkan ayaa waxa uu yimid kadib markii ciidamo katirsan Ururk...
hplt2-so
87
0.9898
1
som_Latn
hplt2-so_158757
Wednesday, January 13, 2010 Sultan Mohammed Ahmed Ali : Suldaanka beesha M. Ismail Bari oo salaan raciyadiisii u diraaya Al Salaama calaykum wa raxmatu laahi wa barakaatuhu. Aniga oo ah Sultan Moxamed Axmed Cali waxaan halkan salaan diiran uga soo dirayaa dhamaanba dadka reer Sanaag khaasatan beesha Muse Ismaciil oo aa...
hplt2-so
121
0.9321
1
som_Latn
hplt2-so_365469
Baydhabo (Raxanreeb ) Warar dheeraad aha yaa ka soo baxayo qarax khasaaro geystay oo ka dhacay deegaanka ceeldheere oo hoostaga degmada Bardaale ee gobalka Baay. Qaraxa oo ahaa nooca miinada ayaa haleelay Mooto Bajaaj ay la socdeen dad shacab ah, waxaana Inta la xaqiijiyay ku geeriyooday hal qof, halka ay dhaawacmeen l...
hplt2-so
184
0.9611
1
som_Latn
hplt2-so_803495
Liverpool ayaa rikoorkeeda suuqa kala iibsiga u jebin doonta saxiixa garabka reer Masar Mohamed Salah kaasoo dhammaadka Todobaadkaan kooxda si rasmi ah ugu soo biiri doona, waxayna Reds kusoo iibsan doontaa 39 milyan oo ginni, sida ay qortay majaladda Daily Mirror. Mohamed Salah ayaa fiidnimadii Talaadadii kasoo duulay...
hplt2-so
314
0.9572
1
som_Latn
cc100-so_309033
Gumeysiga Ethiopia ayaa ku qasbay shacabka ku nool Ethiopia iyo waliba Dhulka Ogadeniya ee uu gumeysto in loo soo baxo Zenawi loona tacsiyadeeyo qofki laga waayo ay dhibaato ku dhici karto. Magaalada Addis Ababa ayaa ciidan 100, 00o kor u dhaafaya isugu yimaadeen wadooyinka si loo suggo nabad galyada. Waxaana xabsiyada...
cc100-so
66
0.9623
1
som_Latn
cc100-so_298435
Home WARARKA Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania oo ku guuleysatay in ay xabsiyada Dalkaas ka... Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania oo ku guuleysatay in ay xabsiyada Dalkaas ka soo deyso Dad soomaaliyeed oo ku xirnaa. Safiirka Soomaaliya ee Tanzania Mudane Maxamed Xasan Cabdi ayaa u sheegay Warbaahinta Qaranka in dadka da...
cc100-so
97
0.968
1
som_Latn
cc100-so_56335
Sanadihii 2015 iyo 2016 ayaa wiilkaan lagu arkay laba filim oo ay Al-Qaacida baahisay ,waxaana aflaantaas loogu talagalay taageerayaasha kooxdaas loogu baaqayey in ay weeraro la beegsadaan Mareykanka. Xamsa ayaa kamid ah 20-carruur ah oo uu dhalay Osama bin ladin balse lagu sheego wiilkii uu ugu jeclaa hoggaamiyaha Al-...
cc100-so
70
0.9793
1
som_Latn
hplt2-so_116895
Caro ka dhalatay dumarka sucuudiga oo xusay Maalin Qaran Dowladda Sucuudiga ayaa wajeheyso dhalleeceyn xoog badan oo loo marinayo baraha bulshada, ka dib markii dumarka ay u ogolaatay in ay ka qeybgalaan dabaaldegga Maalinta Qaran, markii ugu horeysay. Munaasabadda waxay ka dhacday fagaare lagu magacaabo Boqor Fahad oo...
hplt2-so
458
0.9598
1
som_Latn
hplt2-so_107809
Caqlicelin siyaasiinta arrinta fadeexadda leh ee ay caadaysteen…odayaasha Musdambeedka jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska September 6, 2017 - Written by Admin Warsaaxafadeed ka soo baxay odayaasha Musdambeedka jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska kuna saabsan caqlicelin siyaasiinta arrinta fadeexadda leh ee ay ...
hplt2-so
138
0.9542
1
som_Latn
hplt2-so_354576
Muddo sanado ah, waxaa nalagu wargeliyay iyada oo ay uga mahadcelinayaan kanaalada kala duwan ee macluumaadka kuwaas oo noo xaqiijiyay oo dammaanad qaaday fursad aan ku ogaanno dhammaan dhacdooyinka dhacay, hadday tahay mid siyaasadeed ama mid bulsho. Taasi waa sababta mid ka mid ah warbaahinta aan tooska ahayn ee had ...
hplt2-so
794
0.9528
1
som_Latn
hplt2-so_927567
Boorama-(Lug)-Kooxda Kubada Cagta ee Spain oo ah koox ka dhisan magaalada Boorama ayaa dhawaans afar ciyaar saaxiibtinimo ah ku tagay magaalada Boon. Kooxdan oo ka mid ah kooxaha ugu wanaagsan ee ka jira magaalada Boorama ayaa markii ay gaadhay magaalada Boona waxa halkaas ku soo dhaweeyay ciyaaryahano reer Boon ah. Ci...
hplt2-so
252
0.9611
1
som_Latn
cc100-so_204153
Mudane Carraale ayaa sheegay inay ka go'an tahay inay ammaankooda sugaan isagoo sheegay in sidoo kale ay si aad ah u ilaalin doonaan xarumaha dowladda iyo kuwa xarumaha kale ee dalalka ay saaxiibada yihiin. Wasiirku wuxuu sheegay in muhiimadooda koowaad ay tahay sidii ay amni u heli lahaayeen shacabka Somaliland iyo aj...
cc100-so
60
0.997
1
som_Latn
hplt2-so_714686
Daawo:Ciidamada Faransiika oo Helay Meesha ay ku jiraan Ragii Xasuuqa gaystay (VIDEO) Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo Ragii Xasuuqa ka gaystay magaalada PARIS ee dalka Faransiiska ayaa sheegaya in ay saakay xoog ku galeen meel warshad ah oo buugaagta lagu daabaco, halkaasoo ay ku qafaasheen qof dumar ah. waxayna ...
hplt2-so
182
0.9492
1
som_Latn
hplt2-so_501755
Mowjado qaraxya ah oo u muuqday kuwo si weyn loo soo abaabulay ayaa maanta ruxay caasimada dalka Ciraq ee Baghdad iyadoo ay ku dhinteen 57 ruux. Wasiirka arrimaha gudaha ayaa sheegay in la beegsaday ilaa iyo 13 meel oo ka tirsan magaalada oo ay ku jirto Al-Amil oo ku taala dhanka koonfureed ee magaalada, meelaha caanka...
hplt2-so
182
0.9522
1
som_Latn
hplt2-so_405034
Shir lagu lafa gurayay sida looga faa'ideysanayo kheyraadka shidaalka uu leeyahay dalka Soomaaliya oo ay soo abaabushay wasaaradda macdanta iyo batroolka ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo gebagabeeyay magaalada Addis Ababa. Shirka waxaa ka soo qeyb galay dhammaan maamul-goboleedyada iyo khuburo dhanka shi...
hplt2-so
320
0.9791
1
som_Latn
hplt2-so_147001
Mallaha Xun iyo Saamayntiisa Macnaha Malo: Waa In aad Mala Mallaysid, ama moodid, u qaadatid wax aadan hubin Xaqiiqdooda. Macana Xun: Guud ahaan waa wax aan dhalankiisu wanaag lahayn ama aan fiicnayn. Ibn al-Qayyim waxuu yiri: "Malaha Xun waa: Ka Buuxin aad Qalbigaada ugu buuxinayso Dadka Malooyin ama Tuhumo Xun" Saama...
hplt2-so
119
0.9337
1
som_Latn
hplt2-so_774536
Boorama-(Lug)-Tan iyo intii ay idaacada Voice of America ( VOA) bilowday inay barnaamijkeeda Afka Somaliga u soo wareejiso habeenkii fiidkii ayaa waxaa soo kordhaya hadal haynta ay dad faro badan hadal hayaan Dhagaysigeeda, waxaana intaasi dheer oo ay dadku is waydiinayaan waxa uu noqon doono Mustaqbalka Barnaamijyada ...
hplt2-so
620
0.9346
1
som_Latn
hplt2-so_939114
Saraakiisha Gobalka Banaadir ayaa waxa ay bishatan ku howlanyihii qaabkii ay u taageeri lahaayeen dadkii dhawanadaani ka abarakacay Muqdisho kuwaasi oo ku dhibaateesan duleedka magaladaasi . Qorshahan ayaa ah mid maamulka uu guryo KMG ah uga dhisayo goofafka ku yaala degmada Dharkeenleey si ay ugu surta gasho in ay dad...
hplt2-so
223
0.9382
1
som_Latn
hplt2-so_542548
Dowladda Ukraine ayaa xiriirkii diblomaasiyadeed u jartay Kuuriyada Waqooyi, ka dib markii Pyongyang ay sheegtay inay dalal madaxbannaan u aqoonsaneyso Gobolada Donetsk iyo Luhansk ee bariga dalka Ukraine. Ruushka ayaa bishii February aqoonsaday Jamhuuriyadda Dadka Donetsk iyo Jamhuuriyadda Dadka Luhansk, maalmo uun ka...
hplt2-so
141
0.9507
1
som_Latn
hplt2-so_634391
style="display:inline-block;width:160px;height:600px" data-ad-client="ca-pub-6443843021760065″ data-ad-slot="5949012579″> Talaado 11-2-2014: Tan iyo Markii la soo dhisay Xukumadda Cusub ee Puntland Dabayaqadii Bishii laga soo Gudbay iyo ka hor Markii la soo Doortay Madaxda Cusub ee Puntland Dadka reer Puntland waxay ha...
hplt2-so
635
0.9166
1
som_Latn
hplt2-so_231853
Hargeysa (SL.Post) Masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa Maxkamadda sare ee Somaliland u gudbiyay dacwad ka dhan ah go'aankii Madaxweyne Siilaanyo ku kala qaaday labada doorasho ee Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada. Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uurcade oo ayaa wa...
hplt2-so
89
0.913
1
som_Latn
cc100-so_383989
Arrintaan ayaa Su'aalo kala keentay,iyadoo Magaalada Buula-barde ay ka jirto Xiisad ka dhalatay Arrintaas. Shalay Magaalada Buula-barde waxaa gaaray Wafdi ka socda Hirshebelle oo uu Hogaaminayo Madaxweyne Cali C/llaahi Cosoble iyo Saraakiil ka socda Ciidamada AMISOM iyo Maamulka Gobolka Hiiraan,waxaana ay u tageen in a...
cc100-so
104
0.9092
1
som_Latn
hplt2-so_80074
Wasiirka Arrimaha gudaha ee Soomaaliland Maxamed Cabdi Gaboose ayaa sheegay in ay joojiyeen diyaarad qalab ciidan u sidday Puntland. Maamulka Soomaaliland ayaa joojiyay diyaarad qalab militari u sidday Maamulka Puntland. Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa VOA-da u sheegay in diyaaradd...
hplt2-so
148
0.9877
1
som_Latn
hplt2-so_83179
Riyad – Abril 20/4/2017(SONNA)- U adeegaha labada Xaram ee shariifka ah, ahna Boqorka dalka Sacuudi Careebiya Boqor Salmaan Bin C/casiis Ala Sacuud, ayaa kula kulmay magaalada Riyad Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka James Mattis, oo haatan booqasho ku maraya wadamo ka tirsan Bariga dhexe. Wakaladda Wararka ee Sacuudi...
hplt2-so
193
0.9469
1
som_Latn
hplt2-so_832239
Qore: Axmed-daad Jaamac Diiriye Baaritaan ay samaysey hay'adda OXFAM ayaa lagu gaadey in 8 qof oo ka mid ah dadka dunidan maanta ku nool ay la dhaqaale yihiin kala bar dadka dunida ku nool oo dhan, taas oo sababtey in dadka fakhriga ahaa ay sii noqdaan kuwo sabool ah kuwa qaniga ahna ay kor u sii kaceen. Dhaqaalaha Soo...
hplt2-so
1,020
0.9503
1
som_Latn
hplt2-so_844283
Madaxweynaha dowladda Federalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa si faah faahsan bulshada Soomaaliyeed ugu sharaxay howlgalka hub-ka-dhigista iyo xasilinta ee maalmahan ka socdo magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Madaxweynaha waxaa uu sheegay in dowladda ay dooneyso sidii loo xaqiijin lahaa ammaanka m...
hplt2-so
173
0.9822
1
som_Latn
hplt2-so_453500
Marka qofku faraxsan yahay oo ilbiriqsiyo ka dib uu bedeli karo niyadiisa, waxay la xiriirtaa… Way adag tahay in jacaylka laga sooco marka u hurguhu aad u weyn yahay, sababtan awgeed maqaalkan waxaan ku siin doonaa ... Maqaalkan waxaan ku bari doonaa waxa ay tahay fayo-qabka bulshada waxtarka leh. Waxaad ogaan doontaa ...
hplt2-so
212
0.9584
1
som_Latn
hplt2-so_790901
December 2015 Archive Ciidamada Booliska Mareykanka ayaa wali wada baaritaano ay ku soo qabanayaan ruuxii Albaabka Masjid ku yaala magaalada Las Vegas ee gobolka Nevada ku dhajiyay Hilib Doofaar. Saraakiisha Hay'adda dambi baarista Mareykanka ... Dowlada Jabuti oo Xabsiga Dhigtay Wasiirkii hore ee Arrimaha Diinta iyo A...
hplt2-so
443
0.9458
1
som_Latn
hplt2-so_839452
Soomaliya Dowladda Jabuuti oo hoos u dhigtay Xiriirka Qadar Dowladda Jabuuti, ayaa shaacisay inay hoos u dhigtay xiriirkii Diblomaasiyadeed ee kala dhaxeeyay dalka Qadar, oo hadda cilaaqaadkii u jaray Wadamada kale ee Khilaajka Carabta. Dalka Jabuuti oo kamid ah Jaamacaadda Carabta, ayaa xiriir dhaw la leh Dalalka xiri...
hplt2-so
137
0.9573
1
som_Latn
hplt2-so_498645
Nadwo cilmiyeed ka bilaabtay Masjid Rowda ee Boosaaso iyo Darsigii 1aad oo baxay.[Cod+Masawiro]March 6, 2013 - Written by Editor Boosaaso:-Waxaa xalay ka bilowday Masaajidka Rowda ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka bari Nadwo cilmiyeed diini ah oo lagula tacaalayo fahamka khaldan ee ururka Al-Shabaab ay diinta u ...
hplt2-so
335
0.9145
1
som_Latn
hplt2-so_649397
Muqdisho:(Waxsansheegnews)-Shacabka Magaalada Muqdisho ayaa aad uga walaacsan dhac nuuc cusub ah oo kusoo kordhay Magaalada Muqdiho kaa oo la tuhmayo in ay ka dambeeyaan ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya ama kuwa soo xirta dareeska Ciidanka. Dhacan cusub ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay xaafado kala duwan oo ...
hplt2-so
257
0.9716
1
som_Latn
cc100-so_383186
Q'M iyo Qaar Ka Mid Ah Dalalka Caalamka oo Walaac Ka Muujiyay Dagaalada Tukaraq. Shirwaynaha hoggaamiyeyaasha Midowga Afrika iyo Midowga Yurub oo labo maalmlood socon doona ayaa waxaa lagaga wada hadli doonaa mustaqbalka xiriirka labada dhinac, kor u qaadista iskaashiga ee dhinacyada amniga, socdaalka, horumarinta xirf...
cc100-so
144
0.962
1
som_Latn
hplt2-so_126479
Twin Seoul ayaa martigelin marxaladda labaad la "tijaabo" waa From aqrinayo hab mataanaha Seoul heli [3500 yen qiimaynta Free] a derjada dhabta ah, marka aad isku daydo in mid ka mid ah nafta mar kale ku soo laabto, waxa la sheegay in si aad u hubiso inay dhex maraan toddobadii marxaladaha. In marxaladda ugu horeeyay e...
hplt2-so
674
0.9384
1
som_Latn
hplt2-so_956693
Forlan oo ku guuleytay kubada dahabka Ee Koobka Aduunka Weeraryahanka wadanka Uruguay Diego Forlan ayaa loo doortay in uu yahay xidigaha ugu wanaagsan tartanka koobka adduunka Golden Ball. Weeraryahanka koxda Atleticico Madrid Forlan o 31 jir ah ayaa dhaliyay tartankan 5 isagoo xulkiisa soo gaarsiiyay heerka 4-ta. Thom...
hplt2-so
324
0.9216
1
som_Latn
cc100-so_358392
Wakhtigii taabiciyiinta magaalada ugu wayn ee muslimiintu wax ka bartaan maalin maalmahaa ka mid ah ayaa waxa magaalada yimid nin ka socda waxa uuna ku bilaabay: Ruux hadlo ayaa laa waayay, shib iyo shib ayaa ka dhacday xoogaa ka dib ayaa wiil yar oo la fadhiyay aabihii istaagay oo yiri: markaas ayuu wiilkii yaraa yiri...
cc100-so
124
0.9177
1
som_Latn
cc100-so_284855
Amaanka Muqdisho oo qaab cusub loo dhowrayo. Dagaalkan oo intii uu socday la isku adeegsaday Hub Culus iyo mid fudud ayaa la xaqiijiyay inay ka qayb qaateen Diyaaradaha Qumaatiga u kaca Ciidamo dhinaca Cirka ay kaga soo daateen Bariire jihooyin kala duwan, taasoo sababtay inay Alshabaab dib u garasho sameeyaan. Waxaana...
cc100-so
426
0.9647
1
som_Latn
cc100-so_308119
Kahor Dhammaadka Sanadkan 2018, Muxuu Yahay Rekoodhka Ugu Weyn Ee Uu… Doonidan oo ay wateen Lix Nin oo Kalluumaysato ah, ayaa ku degtay Biyaha Badda ee u dhexeeya Deegaanka Ceel-daraad iyo Berbera waxaana la helay Laba Nin oo ka mid ahaa Lixdkii Kalluumayste, halka illaa hadda aan Raq iyo Ruux aan la haynin Afartii Qof...
cc100-so
201
0.9469
1
som_Latn
hplt2-so_249211
Dibadbax Ka Dhan Ah Wasiirada Cusub Ee Hirshabelle Oo Ka Dhacay Jowhar Maanta oo Talaado ah waxaa dibadbax looga soo horjeedo wasiirada cusub ee maamulka Hirshabelle uu ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Odoyaal dhaqameed, siyaasiyiin, dhallinyaro iyo haween ayaa isugu soo baxay degmadaasi,...
hplt2-so
190
0.9859
1
som_Latn
hplt2-so_73507
Xukuumadda Somaliland Iyo Mucaaridkeeda Oo Mawqif Midaysan Ka Istaagay Afgembigii Fashilmay Ee Turkiga Iyo Shacbigii Dhiiggooda Ugu Hiiliyey Dimuqraadiyadda Dalkooda July 17, 2016 - Written by Mustafe Faro "Waxaanu Arkaynaa In Laga Soo Horjeedo In Dawlad Islaam Ahi Ay Noqoto Dimuquraadi Dadkeeda Caddaalad Ku Xukunta" H...
hplt2-so
344
0.948
1
som_Latn
cc100-so_136983
Doorashada Donald Trump ayaa ku soo aaday iyadoo xiriirka diblomaasiyadeed ee Somaliya iyo Mareykanka uu soo xoogeysanayay tan iyo markii uu mareykanka Aqoonsaday Somalia bilowgii sanadkii 2013kii. Mareykaka waxa uu taageero dhaqaale iyo mid dhinaca milatariga ah, gaar ahaan la dagaalanka argagixisada iyo tababarada si...
cc100-so
100
0.9743
1
som_Latn
cc100-so_150878
Dr Ibrahim Moalim Nur oo ka mid ah musharixiinta ugu cad cad tartanka madaxtinimada maamulka Koonfur galbeed ayaa waxa uu qado sharaf ugu sameeyay hotelka Horyaal ee magaalada Baydhaba in ka badan 90 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Koonfur galbeed. Musharax Ibrahim Moalim Nur ayaa waxa uu xildhibaanadii kasoo qayb...
cc100-so
188
0.9865
1
som_Latn
hplt2-so_344098
Ugu yaraan 50 qof ayaa ku dhintay daadad soo rogmaday iyo dhulka oo meelo go'ay dalalka Indonesia iyo Timor Leste maalintii Axaddii. Roobab mahiigaanno ah ayaa khasare laxaadle geystay, waxaana uga sii daray biyo-xidheennada fatahay oo kumanaan guri oo ku yaal jasiiradahaas qaaday. Goobaha masiibadu ku habsatay waxay f...
hplt2-so
299
0.9481
1
som_Latn
cc100-so_227142
Garoonka diyaaradaha magaaladda Oslo ee dalkaasi Noorweey, waxaa lugu qabtay labbo nin oo soomaali ah kuwaas oo qaad ku soo daabulayey dalkaasi. Raggan ayaa sidoo kale waxaa la sheegay ineey heestaan dhalashadda dalka Noorweey iyo Ingiriiska. Booliskuna waxaa ay sheegeen ineey dacwad ku soo oogi doonaan halka soomaalig...
cc100-so
91
0.9917
1
som_Latn
hplt2-so_280376
Booliska Turkiga waxay soo qabqabteen ku dhawaad 36 xubnood oo looga shakisanyahay inay ka tirsan yihiin Daesh, kuwaas oo ay ku jiraan qaar qorsheynayay inay afduubtaan xildhibaano iyo aqoon yahano isla markaana weeraraan Saldhigga Cirka ee Incirlik, howlgalada argagixiso la dirirka ee ka socda gobolada Istambul iyo Ad...
hplt2-so
486
0.9512
1
som_Latn
hplt2-so_653993
Dhageyso Wasiirka difaaca oo sheegay in maleeshiyaadka Kismaayo joogo la qarameynayo Muqdisho(Rajonews)Wasiirka difaaca dalka Soomaaliya ayaa sheegay inay gudaha ugaleen Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose oo ah halkii buu yiri deegaan ahaan naloogu talogalay ah,isaga oo arintaasi ku tilmaamay mid farxa...
hplt2-so
222
0.9286
1
som_Latn
hplt2-so_590243
Home » Archive Maalinta December 19th, 2009 Dec 19, 2009 Xubno muhiim ah oo ku dhawaaqay in ay isaga baxeen Ururka Somali Diaspora Support Initiative (SDSI) Kaddib markii maalintii shalay aheyd shir Teleefaneed ay kasoo qeyb galeen qaar ka mid ah xubnaha guddiga guud ee Ururka Somali Diaspora Support Initiative (SDSI) ...
hplt2-so
332
0.9368
1
som_Latn
hplt2-so_2981
sida la ogyahay wejiga iyo xubnaha jirka intooda kale inay yihiin astaan lagu garan karo waxa dhex yaalla qalbiga, naag jacayl nin u qabta ama nin naag jacayl u qabo waxaa laga arkaa astaamahaan soo socda 1-xusuus badan mar kasta inaad niyadda ku haysid oo aadan ka saari karin oo aad ku mashuulsantahay 2- inaad ka shee...
hplt2-so
969
0.9249
1
som_Latn
hplt2-so_195533
X Cabdi Waraabe oo aroorta Jabuuti loo qaaday iyo Xukuumadda oo u soo kiraysay Diyaarad khaas ah Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland C/laahi Daahir Cukuse ayaa Waaheen u xaqiijiyay qaaditaanka Xaajiga loo qaaday Cisbitaal dibadeed, waxaanu sheegay in ay Xukuumaddu iska xil saartay sidii ay Xaajiga Dhak...
hplt2-so
166
0.9511
1
som_Latn
hplt2-so_395712
Waraka ka imanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in qarax Ismiidaamin ahaa uu goordhow ka dhacay magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle. Wararka ayaa sheegaya in qof watay jaakado ay ka buuxeen qaraxyo uu isku qarxiyay kontrolka ku yaala iridka laga galo xarunta madaxtooyada, waxaana jugta qaraxaasi laga m...
hplt2-so
108
0.974
1
som_Latn
cc100-so_138926
Hay'addaha Nabad-galyada dowladda federaalka ayaa war Qoraal ah oo ka soo baxay ugu baaqay xildhibaannada Golaha Shacabka in ay ciidamada kala shaqeeyaan sugida Amniga. Baaqan ayaa ka dambeeyay, markii ay soo baxday Xildhibaanada Golaha Shacabka ay ciidamo fara badan u yimaadeen, islamarkaana qaar ka mid ah xildhibaana...
cc100-so
127
0.975
1
som_Latn
hplt2-so_15010
Home » Archive Daily November 27th, 2012 Nov 27, 2012 Qarax xoogan ayaa maanta magaalada Marka ee gobolka Sh/hoose lagula eegtay ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya Rag hubaysan ayaa la sheegay in ay Bambo ku tuureen ciidamada dowlada oo howlgalo ka waday gudaha magaalada sida ay goob joogayaal sheegeen Lama sheegin wa...
hplt2-so
134
0.9518
1
som_Latn
hplt2-so_663921
Hay'adda Tadamun oo dayactir kusameysey ceel kuyaala degmada Burtinle + SawiroMarch 30, 2011 // admin // News Burtinle (AB):-Hay'adda wadaniga ah ee taduman ayaa dayactir kusameysay ceel riig ah oo kuyaala degmada burtinle ee gobolka nugaal. Ceelka oo dad iyo duunyo badan soo kor fuuuleen si ay biyo uga helaan ayaa biy...
hplt2-so
278
0.9185
1
som_Latn
hplt2-so_960722
Qoraallo La Xiriira (Addis Ababa ) Kulan ay soo qabanqaabisay Boqortooyada Sucuudi Carabiya oo ay iskaashi dhaqaale iyo ganacsi kula yeelaneyso dalalka Bariga Afrika ee kala ah Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Ruwanda, Soomaaliya, Yugandha iyo Tanzaaniya, oo soconayay 14kii illaa 17kii November 2009 ayaa lagu soo gabagabeeyay...
hplt2-so
476
0.9704
1
som_Latn
cc100-so_187573
Xidiga kooxda Paris Saint-Germain iyo xulka qaranka Brazil ee Neymar Jr ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inuusan dooneynin in kubada uu arko, kadib niyad jabkii uu ka qaaday in ay kasoo hareen koobka aduunka 2018 ee dhawaan lagu soo gaba gabeeyay dalka Russia. Si kastaba Neymar ayaa la kulmay dhaleeceeno xoogan tan iyo koob...
cc100-so
127
0.9767
1
som_Latn
hplt2-so_624813
Marwadda Madaxweynaha Dalka Marwo Qamar Aadan Cali oo markii ay gaartay xarunta xanaanadda gabdaha agoonta ah ee ku taala Degmada Boondhere ay halkaasi ku soo dhaweeyeen maamulka xarunta xanaanada gabdhaha agoonta ,ardayda xaruntaasi lagu xanaaneeyo, maamulka degmada Boondheere iyo hawwenka ka kala yimid xaafadahaasi a...
hplt2-so
266
0.9785
1
som_Latn
cc100-so_375706
Nin Sucuudiyaan Ah Oo Aan Hurdo Seexan Muddo Ka Badan 30… Maxaad Ka Taqaan 12-ka Nin Ee Garab Gucleeya Ilaaladana U Ah… Carruur tiradoodu dhan tahay 31 ayaa la sheegay inay ku sumoobeen caano ay cabeen isla markaana ay dhakhaatiirta Dalka Faransiisku haatan xaaladooda Caafimaad gacanta ku hayaan. Sidaasi awgeed xeer il...
cc100-so
164
0.9386
1
som_Latn
cc100-so_166620
Nin ku hubeysan seef ayaa weeraray iskuul ku yaalla magaalada Trollhattan oo u dhow magaalada Goteborg ee dalka Sweden. Ninka weerarka soo qaaday oo da'da labaatameyda lagu qiyaasay ayaa waxaa toogtay booliska, waxaana gaaray dhaawac halis ah isagoo markii dambe dhaawacaas ugu geeriyooday isbitaalka. Iskuulka la weerar...
cc100-so
113
0.9818
1
som_Latn
hplt2-so_520468
Read Time:1 Minute, 42 Second Mareeg.com: Dhowr ka mid ah dalalka dunida waxaa la sheegay iney adagtahay in ciidan ajnabi ah uu jiiro, waxaana magayadada dalalkaas maalmahaan qaadaa dhigayey warbaahinta aduunka. 1- Dalka Ruushka ayaa ah dal ay aad u adagtahay in awood lagu qabsado. Sababaha ayaa lagu sheegay in dalkaas...
hplt2-so
381
0.9085
1
som_Latn
hplt2-so_436031
Wararka aan ka heleyno Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas habeenkii xalay aheyd ay kusoo dhaceen tirro Madaafiic ah oo jugtooda siweyn looga maqlay Magaalada. Ilaa iyo Sagaal madfac ayaa la sheegay inay ku soo dhaceen xaafaddo ka tirsan Baladweyne, halka kuwo kalena lagu...
hplt2-so
165
0.9675
1
som_Latn
hplt2-so_904298
Home » Archive Daily July 26th, 2011 Jul 26, 2011 Jamhuuriyadda Soomaaliya Xukuumadda Federaaliga KMG ee Soomaaliya. Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha. Ref: XRW/War-Saxaafadeed.014/07/11 Date: 26 July 2011 Muqdisho, Somalia (AOL) - Ra'iisul Wasaaraha waxaa ku wehliyey booqashadiisa Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Guda...
hplt2-so
508
0.9371
1
som_Latn
cc100-so_284848
Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa July 1-2, 2018 magaalada Nouakchott uga qeyb gelaya shir madaxeedka 31-aad ee Midawga Afrika oo looga hadlayo sidii loogu guuleysan lahaa dadaallada loogu jiro la dagaalanka Musuq-maasuqa si loo gaaro horumar ballaaran oo ay qaaraddu ku tilaabsato, iyada oo si gaar ah diiradda...
cc100-so
159
0.9608
1
som_Latn
hplt2-so_177151
Khasaaraha dagaalkii Gaalkacyo ku dhex maray ciidamada Puntland & Galmudug Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaalka galabta dib uga qarxay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug oo caawa iskiis u hakaday. Dagaalka ayaa xoogiisa ka dhacay galbeedka magaalada oo ay isku hor fadhiyeen, waxaana la is weydaar...
hplt2-so
133
0.99
1
som_Latn
hplt2-so_407054
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay Magaalada Garoowe ka daahfuray Shirweynaha Gurmadka Abaaraha, iyadoo kulankan uu ka qaybgalay Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Ergeyga Gaarka ee Arrimaha Bani'aadanimada iyo Gurmadka Abaaraha. Madaxweynaha Puntland ayaa ku dhawaaqay in maamulkiisu uu furay koo...
hplt2-so
163
0.9701
1
som_Latn
hplt2-so_230211
Daraasad Lagu Oggaaday Dadka Bukaanka Ah Ee Taaha Inuu Xannuunkooda Hoos-u-dhigo Taaha amma oohinka uu sameeyo marka qofku dhaawac soo gaadho amma uu bukoodo, ayaa la ogaaday inuu hoos-u-dhigo xannuunka, maskaxdana ka hor istaago in ay tagaan farriimaha sheegaaya in qofkaas damqanaayo sida ay ay iftiimisay cilmi-baadhi...
hplt2-so
266
0.9216
1
som_Latn
hplt2-so_343740
Kooxda Al-Shabaab ayaa shalay Mar kale ku toogatay fagaare ku yaala deegaanka Kamsuuma oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya. Laba qof Wararka ayaa sheegaya in Fagaaraha lagu toogtay dadkaas waxaa ku sugnaa xubno sar-sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab iyo dadweyne kala duwan oo la'isugu yeeray hal...
hplt2-so
102
0.9493
1
som_Latn
hplt2-so_184546
(15-6-2018) Waddanka Ruushka ayaa lixdii sannadood ee u dambeeyey ka shaqaynayey qaban-qaabada martigelinta Koobka Adduunka, waxaana uu dib u qaabeeyey darsin magaalooyin ah iyo garoomo qurux badan oo qaarkood la dhisay kuwo kalena dibu-habayn lagu sameeyey. Koobka Adduunka ee lagu qabanayo Ruushka ayaa ah dhacdadii ug...
hplt2-so
423
0.9534
1
som_Latn
cc100-so_328350
Waxa uu intaas ku daray in uu Puntland gaarsiin doono nidaamka doorashada hal qof iyo hal cod kadib markii maamuladii hore ku fashilmeen. Waa kuma Asad? Waxaa la qiyaasay in uu dhashay 1980 Waxaa la tixgeliyaa in uu yahay nin ixtiraam badan Addis Ababa-(Puntland Mirror) Itoobiya iyo Eriteeriya ayaa u dabaaldegaya dib u...
cc100-so
78
0.944
1
som_Latn
hplt2-so_212855
Wasaarada Khaarajiga Maraykanka oo soo saartay Warbixin daaha ka rogtay iimaha Xukuumadda Rayaale Warbixintaas oo lagu baahiyay barta Shabakadda Internet-ka ay ku leedahay Wasaaradda Arrimaha dibedda Maraykanka, ayaa lagu sheegay in Xukuumaddu ay geystay tacaddiyo bani-aadamnimo. "Bishii July Warbixin ay soo saareen Ur...
hplt2-so
1,183
0.9598
1
som_Latn
cc100-so_355507
Goor galab ah, taariikhdu markay ahayd 28/1/2013 ayaa dabley hubeysan waxay soo weerartay guri ku yaala xaafada garsoor ee Galkacyo, kadibna waxay xoog ku kaxaysteen wiil yar oo afar sano jir ah. Darbiga guriga ay niman hubaysan ka soo daateen, kadibna wiilka ayaa mid kamid ah gacanta ku dhigay, waana kadaba booday oo ...
cc100-so
680
0.9667
1
som_Latn
hplt2-so_448378
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomalaiya iyo Alshabaab Maanta ku dhexmaray degaan duleeka ka ah degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Dagaalka ayaa yimid, kaddib markii Ciidamada Dowladda oo dhaq dhaqaaqyo ka wada Aaga degaanka Basra oo Galbeed kaga beegan ...
hplt2-so
199
0.9769
1
som_Latn
hplt2-so_289719
Dabley ku hubaysnayd qoryaha daran dooriga u dhaca iyo garnaylada gacanta laga tuuro ayaa xalay weerar ku qaaday Saldhiga Dhexe ee Magaalada Laascaanood. Kooxdani waxay wateen Baabuur nooca raaxada ah ee Layla Calaawiga loo yaqaan, waxay weerarkooda ku bilaabeen tuuris Bam-gacmeed, dabadeedna waxay ku xejiyeen rasaas t...
hplt2-so
219
0.9711
1
som_Latn
cc100-so_344384
Maqal iyo Muuqaal Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadku wuxuu ku saabsan yahay doorashadda RW hore ee Soomaaliya loo doortay inuu noqdo madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland. Haddaba isbeddelkan dhacay muxuu ka dhigan yahay, maamulka cusubina muxuu noqonayaa xiriirka uu la sameyn doona Somaliland oo muran dhinaca dhulk...
cc100-so
55
0.9765
1
som_Latn
hplt2-so_574006
Liverpool Oo Hogaanka U Heysa Liiska Ciyaar Wanaaga Premier League. (Liiska Oo Dhameystiran) Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti Taariikh: 07-February-2014 Liverpool ayaa si lama filaan ah hogaanka ugu qabatay liiska kala horeynta ciyaar wanaaga oo ay Premier League baahiyeen xalayto, halka Stoke City ay tahay kooxda ug...
hplt2-so
255
0.9256
1
som_Latn
End of preview. Expand in Data Studio

SomaliWeb v1 — Quality-filtered Somali web corpus

SomaliWeb v1 is a cleaned, deduplicated, and quality-filtered Somali-language web corpus of ~303 million tokens (819,322 documents), built by aggregating three public Somali-heavy web distributions (HPLT v2, CC100, Somali Wikipedia) and passing them through a reproducible six-stage pipeline.

This is, to our knowledge, the first dedicated and versioned Somali-only pretraining corpus released on Hugging Face with a complete dataset card.

Dataset summary

  • Language: Somali (Standard Somali, Latin script). No Maay Maay detected in the final distribution.
  • Token count: ~303M approximate tokens (words × 1.3), 233M whitespace-separated words.
  • Document count: 819,322 (train: 778,355 · validation: 40,967, 95/5 split).
  • Script: Latin.
  • Period of source content: ~2019–2024, inherited from HPLT v2 and CC100.
  • License: CC-BY-SA 4.0 (see Licensing below; sources have compatible terms).

Why this dataset

Somali is a low-resource language with ~25 million speakers worldwide. Existing Somali text appears inside multilingual dumps (HPLT, CC100, mC4, OSCAR) but no standalone, named, versioned Somali pretraining corpus has been published with a documented construction pipeline. SomaliWeb v1 fills that gap and ships with:

  • A reproducible pipeline anyone can re-run and audit.
  • A comparison baseline tokenizer trained on HPLT-raw, released alongside.
  • An evaluation against FLORES-200 Somali showing measurable fertility improvements over general-purpose tokenizers.

Dataset structure

Data fields

Each row in the train shards (train-*.parquet) and validation.parquet has the schema:

  • id (string): source-prefixed unique identifier (e.g. hplt2-so_12345).
  • text (string): the document body, cleaned and length-filtered.
  • source (string): one of hplt2-so, cc100-so, wikipedia-so.
  • n_words (int): whitespace-separated word count after cleaning.
  • quality_score (float): Phase-5 quality score (0–1, higher = cleaner Somali).
  • lang_conf (float): langdetect top-1 confidence for Somali.
  • dialect_tag (string, optional): GlotLID v3 dialect tag (almost always som_Latn).

Data splits

Split Documents Approx tokens
train (95%) 778,355 ~288M
validation (5%) 40,967 ~15M

Source composition (of the combined train + validation)

Source Documents Fraction
HPLT v2 som_Latn 582,257 71.07%
CC100-so (statmt.org) 233,394 28.49%
Somali Wikipedia (dump 2023-11-01) 3,671 0.45%

Construction pipeline

Full details + intermediate metrics in the companion GitHub repository's reports/ directory. The pipeline is six phases:

  1. Merge + byte-exact dedup. Combine the three sources under a unified schema; drop documents whose SHA-256 of lowercase(whitespace-collapsed(text)) is already seen (first-seen wins). Removed 189,692 duplicates (13.83%), of which 166,628 (17.3%) came from within HPLT v2's own "cleaned" distribution, demonstrating that HPLT's dedup is not byte-exact.

  2. Clean + normalize. Mojibake fix via ftfy, whitespace collapse, repeated-char-run collapse, minimum-length filter (≥ 50 words). ftfy fixed mojibake in 615,314 documents (52.04% of input) — notably 56.1% of HPLT v2's documents contained fixable encoding artifacts.

  3. LID verification. langdetect (seeded) on every surviving document; keep only top-1 = so with confidence ≥ 0.50. Drop rate 0.21% — HPLT/CC100 already LID-filtered solidly. GlotLID v3 second pass tagged dialect: som_Latn 99.96%, ymm_Latn (Maay Maay) 0.00%.

  4. MinHash near-duplicate detection. Word-3-gram shingles hashed inline to 31-bit ints, 64 MinHash signatures, (16, 4) LSH banding (s* ≈ 0.50), τ = 0.80 Jaccard verification, union-find clustering, keep-longest rule. Removed 113,896 near-duplicates (10.57%). Largest cluster: 75 copies of one article — HPLT missed it.

  5. Quality filter. Character 5-gram coverage against a clean Somali Wikipedia seed (2,221 articles ≥ 200 words, 828K unique 5-grams). Dropped bottom 15% by coverage score (threshold 0.9029). Filter catches template-like listings and encoding-degraded content; a known false-positive rate applies to news with heavy proper-noun density.

  6. Release structuring. Shuffled (seed 0), 95/5 train/val split, metadata consolidated.

Evaluation

Tokenizer fertility on FLORES-200 Somali devtest (1,012 held-out sentences)

Tokenizer Training corpus Vocab Tokens Fertility ↓
SomaliWeb-v1 (this dataset) 350M tokens (cleaned) 16K 35,867 1.538
HPLT-raw 505M tokens (raw HPLT v2) 16K 35,854 1.537
GPT-4 cl100k_base proprietary 100K 60,010 2.573

Two results:

  • SomaliWeb v1 matches HPLT-raw's tokenizer fertility at 30% smaller training corpus — our dedup + quality filter preserves tokenizer quality.
  • SomaliWeb v1's tokenizer is 40.2% more token-efficient than GPT-4's cl100k_base on Somali text. The "tokenization tax" that penalizes low-resource languages is concretely measurable here.

The companion tokenizer is published alongside as tokenizer_somaliweb.json (HF tokenizers JSON format).

Limitations and considerations

  • Source inheritance. The upstream sources (HPLT v2, CC100, Somali Wikipedia) each have their own coverage biases. HPLT and CC100 are CC-derived and therefore dominated by whatever Somali content happened to be on the public web during ~2019–2024.
  • No Maay Maay. GlotLID v3 tagged 0 documents as ymm_Latn in the final distribution. Either the upstream distributions filtered it out, or GlotLID undercounts Maay on web text — either way, this corpus should be described as Standard Somali only. Future versions should source Maay Maay content separately.
  • Quality filter false positives. The char-5-gram filter can drop real news articles heavy in proper nouns because the seed is predominantly Wikipedia encyclopedic prose. v2 should use a mixture seed or a trained classifier.
  • Known encoding artifacts caught, not created. 52% of docs had mojibake fixed by ftfy. We did not find evidence of residual mojibake, but this hasn't been exhaustively audited.
  • Dialect scope. Standard Somali only.
  • PII. We did not run a dedicated PII-removal pass. Upstream sources may retain names, phone numbers, or emails embedded in news content. Empirical scan of the released splits: ~7.9% of documents contain at least one email-shaped string (mostly newsroom contact addresses such as editor@…, support@…, but also occasional personal gmail.com / hotmail.com addresses). Presidio does not cover Somali; a Somali-specific PII filter is planned for v2. Users building consumer-facing applications must apply additional PII handling.
  • Copyright. Sources are public web documents. Somali news sites are the largest contributors via HPLT/CC100. Users should consider downstream licensing obligations for their specific use case.
  • Bias. The corpus inherits any biases of the upstream crawls — the Somali internet skews toward diaspora, news, politics, and religion. Under-represented registers include conversational speech, technical writing, and long-form fiction.

Usage

Load with datasets

from datasets import load_dataset

ds = load_dataset("khaledyusuf44/somaliweb-v1")
print(ds)
# DatasetDict({'train': Dataset(num_rows=778355), 'validation': Dataset(num_rows=40967)})

sample = ds["train"][0]
# {'id': 'hplt2-so_12345', 'text': '...', 'source': 'hplt2-so', ...}

Load the companion tokenizer

from tokenizers import Tokenizer
tok = Tokenizer.from_file("tokenizer_somaliweb.json")
print(tok.encode("Soomaaliya waa dal ku yaal geeska Afrika.").ids)

Intended uses

  • Somali LLM pretraining (the primary use case).
  • Somali tokenizer training and evaluation.
  • Low-resource NLP research.
  • Somali downstream task fine-tuning (classification, NER, translation) — as a base for domain adaptation.

Out-of-scope uses

  • Consumer-facing applications without additional PII filtering.
  • Claims of representing all Somali dialects. This corpus is Standard Somali only.
  • Evaluation tasks that require contamination control. Source documents predate construction and may overlap with FLORES-200 or other public Somali evaluation sets. We recommend a contamination audit before using this corpus to train models you intend to evaluate on those benchmarks.

Dataset Curators

Khalid Yusuf Dahir (khaledyusuf44 on GitHub and Hugging Face).

Licensing

Released under CC-BY-SA 4.0, inheriting the most restrictive license among the upstream sources:

  • HPLT v2: CC0 (permissive).
  • CC100: public domain / MIT-like (permissive).
  • Somali Wikipedia: CC-BY-SA 3.0 (requires attribution + share-alike).

Users of SomaliWeb v1 must honor CC-BY-SA 4.0 (attribution + share-alike). Citations appreciated.

Citation

@misc{somaliweb2026,
  title  = {SomaliWeb v1: A quality-filtered Somali web corpus},
  author = {Khalid Yusuf Dahir},
  year   = {2026},
  howpublished = {\url{https://huggingface.co/datasets/khaledyusuf44/somaliweb-v1}},
}

Acknowledgments

This dataset builds on:

  • HPLT v2 (University of Helsinki / Turku / Edinburgh consortium) — the primary CC-derived source.
  • CC100 (Wenzek et al., 2020) — the secondary CC-derived source distributed via statmt.org.
  • Somali Wikipedia contributors — the clean anchor and quality-filter seed.
  • Common Crawl — the underlying web archive all three upstream corpora were built from.
  • FLORES-200 (NLLB Team et al., 2022) — held-out evaluation set.
  • GlotLID (Kargaran et al., 2023) — dialect tagging.

Changelog

  • v1.0 (2026-04-23): Initial release.
Downloads last month
72